SAWIRRO: Maxaad kala socotaa nolosha qoysaska ku nool buundooyinka hoostooda?

SAWIRRO: Maxaad kala socotaa nolosha qoysaska ku nool buundooyinka hoostooda?

Dhacdadaani ayaa waxa ay ka dhacday Caasimadda dalka Indonesia ee Jakarta kadib markii qoys kaamil ah ay hooy ka dhigteen Buundo hoosteeda.

Qoyskaani ayaan heysan wax dhaqaale ah oo ay ku degaan guri caadi ah, waxa ayna sheegen inay maciin bideen inay degaan Buundada hoosteeda.

Waxa ay wataan carruur, waxaana buundada dulmara Tariino kuwaasi oo halis galinkara nolosha qoyskaasi.

Buundada ayaa sidoo kale ah mid qadiimi ah oo aan dhowr sano la dayactirin.

jakarta1 jakarta2 jakarta3 jakarta4 jakarta5 jakarta6 jakarta7

Leave a Reply

Your email address will not be published.