TOP NEWS: Antoine Griezmann Oo Aad U Doonaya In Uu Pogba Ka Garab Ciyaaro Dhanka Naadiyada, Iyadoona………………..

TOP NEWS: Antoine Griezmann Oo Aad U Doonaya In Uu Pogba Ka Garab Ciyaaro Dhanka Naadiyada, Iyadoona………………..

Weeraryahankii hore kooxda Real Sociedad iyo ninka dhexe ee Manchester United ayaa soo dhigey boga xiriirka bulshada dhowr sawiro oo ay ku muujinayaan sida ay u yihiin saaxiibo isku kalsoon.

Griezmann oo wacdaro ka dhigaya gool dhalinta kubadda cagta Spain iyo Euro 2016, ayaa sxbkiisa Pogba ku qalqaaliyey inuu tago Old Trafford isagoo u arkayey in horyaalka Premier League uu yahay mid wanaagsan.

“Waxaan kala hadlaa oo weydiiyaa Paul Pogba arimo ku saabsan Manchester United,” Griezmann ayaa u sheegay Sky Germany. “Waa Hubaal waa koox magac weyn.

“Waxaan weydiiyaa Paul sida ay yihiin ciyaartoyda qaar, iyo iney dabcan wanaagsan yihiin, ama hadii Jose Mourinho dhambtii wuuba wanaagsanyahaye.

“Waan maqley Warar badan oo ila xiririnaya Manchester United iyo Paris Saint-Germain laakiin xiligaan la joogo kooxna ma qorsheysan . Hubaal iney mar dhici doonto inaan Paul ka garab ciyaaro dhanka kooxaha.”ayuu kusoo gabo gabeeyey.

Leave a Reply

Your email address will not be published.