TOp News: Maxaadan Ogeyn Oo Laga Soo Calaamadiyey Kulankan Caawa Ee Xulalka Brazil Vs Argentina???/

TOp News: Maxaadan Ogeyn Oo Laga Soo Calaamadiyey Kulankan Caawa Ee Xulalka Brazil Vs Argentina???/

Brazil ayaa xulka qaranka Argentina ku sii dhaweyn doonta Belo Horizonte caawa saq dhexe kulan ka tirsan is reeb reebka koobka aduunka ee 2018 ka dhacaya Russia.

Labadan dal ee is xifaaliya ayaa ku kala sugan marxalado kala gedisan iyada oo ay Brazil hogaanka u hayso Group-ka halka Argentina aysanba ku jirin boosaska lagu soo boxo.

Wararka labada naadi

-Brazil waxa ay ciyaari doontaa shax ku saleeysan 4-3-3.

-Neymar, saxiixa cusub ee Man City Gabriel Jesus iyo Coutinho ayaa weerarka qaabilsan.

-Argentina iyana waxaa la qabaa in ay isla shaxdaas dheeli doonto.

-Di Maria, Messi iyo Aguero ayaa weerarka u matali doona.

Leave a Reply

Your email address will not be published.