WAR HADDA AH: Smalling Oo La Ogaadey Mudada Uu Kooxdiisa Ka Maqnaan Doono

WAR HADDA AH: Smalling Oo La Ogaadey Mudada Uu Kooxdiisa Ka Maqnaan Doono

Man united ayaa xaqiijiyey in Daafaca dhexe ee kooxda Chris Smalling in uu maqnaandoono mudo bil ah.

Laacibkan udhashay wadanka Egland ayaa dhaawaciisu imaanayaa xili ay Manchester ka dhaawacanyihiin xidigo qaar ah

Sida laka soo xiganayo Daily Mail jose mourinho ayaan ku faraxsaneen dhawacyada xidigihiisa daafaca oo marba mid dhaawacmayo hada waxaa kamaqan Eric bailly , Valencia iyo waliba , Smalling oo hada la leeyahay waxa uu garoomada ka maqnaandoona mudo bil ah

Leave a Reply

Your email address will not be published.