NATIIJOOYINKA; England Oo Laga Baajiyey Guul Ay Ka Gaari Laheyd Spain, Xili Ciyaartoodu Ay Ku Dhamaatey………………….

NATIIJOOYINKA; England Oo Laga Baajiyey Guul Ay Ka Gaari Laheyd Spain, Xili Ciyaartoodu Ay Ku Dhamaatey………………….

England ayaa labo gool hogaanka ku qabatay ciyaar barbaro 2-2 ah ay la galeen xulka Spain taaso ka dhacday London.

waxay aheyd ciyaartii ugu dambeysay ee macalinka ku meel gaarka ah ee Gareth Southgate u hogaamiyo xulka England

Adam Lallana ayaa xulka martida loo ahaa sagaal daqiiqo o kaliya hogaanka u dhibay halka golhaye Reina golka labaad u ugu shubay Jamie Vardy daqiqadi 48aad ee ciyaarta.

Laakiin Iago Aspas,o u saftay Spain marki ugu horeysay ayaa goolka hore ee Spain dhaliyay daqiqadi 89aad ,halka ISco wadnaha u jaray dhamaadka ciyaarya taagerayaasha xulka England marki u ka dhaliyay goolka barbaraha.

kulanka oo ahaa mid saxibtinimo labada xul ayaa sameyay dadaalo badan o o ay guul ku gaari kareen, laakin ugu dambeyn 2-2 ayay kuso dhamaatay ciyaarta.

Leave a Reply

Your email address will not be published.