XASAASI: Eboue Oo Ku Dhowaadey In Uu Is Dilo Kadib Markii Uu…………………………………………………….

Cayaaryahankii hore ee kooxda kubada Cagta Arsenal Emmanuel Eboue ayaa shaaca ka qaaday in uu aad ugu dhawaaday in uu Nafta iska Gooyo oo uu isdilo hadana uu qaatay Go aan kale oo ah in uu dunida iska sii joogo.

Emmanuel Eboue” Waxaan aad ugu dhawaaday in aan isdilo ka dib markii lay saaray Ganaax 12 bilood ah oo kubada Cagta ah iyo Ganaax kale oo ah in aanan kaxayn karay Gaarigeyga waxaana aan aad u dhibsaday Nolosha oo aan Nacay.

Xidigii hore ee kooxda Arsenal oo u Waramayey Wargeyska Daily Telegraph.ayaa sheegay in si aan Wanaagsanayn looga Ganaaxay Cayaaraha kadib markii lagu eedeeyey in uu si sharci daro ah uga soo tagay Kooxda Galatasaray heshiisna ula galay Sunderland Waxaana Cayaarha laga Ganaaxay 12 bilood balse Waxa uu cadeeyey in qoyskiisu ka bad baadiyeen in uu isdilo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.