Top News: Ozil Oo Noqdey Xiddigii Labaad Ee ugu Gool Dhiibista Badan Horyaalka Ingriiska, Isagoona………………………

Top News: Ozil Oo Noqdey Xiddigii Labaad Ee ugu Gool Dhiibista Badan Horyaalka Ingriiska, Isagoona………………………

Cayaaryahanka Naadiga Arsenal iyo Xulka dalka Jarmalka Mesut Ozil ayaa galay kaalinta labaad Cayaartoyda ugu Goolal dhiibista badan Horyaalka Premier League dalka England Gaar ahaan inta safatay Boqol kulan sidiisa oo kale.

Mesut Ozil oo dhiibay Goolkii ay Arsenal aaqirkii kaga badiyeen Naadiga West Brom ayaa Noqday Cayaaryahankii labaad ee Safta Boqol kulan hadana dhiiba Goolashii ugu badnaa ee la dhaliyo.

Cayaaryahanka dalka Jarmalka ee u dheela Arsenal Mesut Ozil ayaa ka dambeeya oo kaliya Weeraryahankii hore ee Manchester United Eric Cantona, oo Xiligii uu dheeley kulankiisii Boqolaad dhiibay 39 Gool oo ladhaliyey.

Qaabka ay u kala Horeeyaan.

MOST ASSISTS AFTER 100 GAMES
Name Assists
Eric Cantona 39
Mesut Ozil 36
Nani 34
Juan Mata 31
Dennis Bergkamp 30
Nolberto Solano 30

Leave a Reply

Your email address will not be published.