DAAWO SAWIRADA: Qabanqaabadii ugu danbeysay oo ka socta Xarunta Baarlamaanka Somalia

DAAWO SAWIRADA: Qabanqaabadii ugu danbeysay oo ka socta Xarunta Baarlamaanka Somalia
Advertisment

Afar Musharaxa ayaa u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya, iyadoo Baarlamaanka maanta uu dooran doono mid ka mid ah Musharaxiintaasi.

Afarta Musharax oo ay kala wataan Musharaxiin kale oo hankooda uu yahay qabashada xilka Madaxtinimada Somaliya, ayaa madasha Garsoorka iyo Doorashada waxa ay tahay xubnaha Baarlamaanka dalka.

Musharaxiina ugu cad cad ee loo saadaalinaayo inay xilkaan ku guuleystaan ayaa waxa ay kala yihiin Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka dalka iyo C/rashiid Maxamed Xidig oo xilal kala duwan soo qabtay.

Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxa ay kala yihiin:-

  1. Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).
  2. C/fitaax Ibraahim Geeseey.
  3. Idiris Cabdi Dhaqkhtar.
  4. C/rashiid Maxamed Xidig.

Leave a Reply

Your email address will not be published.