DEG DEG: Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari oo ku guuleystay Doorashada

DEG DEG: Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari oo ku guuleystay Doorashada
Advertisment

Waxaa la soo gabagabeeyay tirada codadka wareegii koowaad ee doorashada oo ay ku tartamayeen ilaa afar musahrax.

Wareegii hore waxaa doorashada ku tartamay Prof Max’ed Cismaan Jawaari, xildhibaan C/rashiid Max’ed Xidig, C/fitaax Max’ed Geeseey iyo Idir Aadan Dhatar.

Wareegii hore waxaa ay musharixiinta codadka u kala heelleen:

Pror Max’ed Cismaan Jawaari  [140 cod]

C/rashiid Max’ed Xidig       [ 96 cod ]

C/fitaax Ibraahim Geeseey [16 cod]

Idir Aadan Dhakhtar           [2 cod]

Ugu danbeyntii, gudiga doorashada ayaa ku dhawaaqay natiijada oo noqotay in guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya uu ku guuleystay Prof Max’ed Cismaan Jawaari oo mar kale noqonaya guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.