XASAASI: Lukaku Oo Taarikh Cusub Ka Dhigey Horyaalk Ingriiska, Isagoona……….

XASAASI: Lukaku Oo Taarikh Cusub Ka Dhigey Horyaalk Ingriiska, Isagoona……….

Weeraryahanka kooxda Kubada Cagta Everton Romelu Lukaku ayaa galay buuga Taariikhda Horyaalka Xiisaha badan ee Premier League dalka England kadib 4 tii Gool ee uu dhaliyey Sabtigii.

Romelu Lukaku ayaa Nasiib u yeeshay in Magaciisa lagu asteeyo Cayaaryaahnkii dhaliyey Sadexleydii 300 Sadex Boqolaad ee laga dhaliyo Horyaalka Premier League Tan iyo Markii Magacaas loo Bixiyey Sanadkii 1992 dii.

Waa Sadexleydii labaad ee uu dhaliyo Xili Cayaareedkaan waana Markii koowaad ee uu Horyaalka England ka dhaliyo 4 Gool hal Cayaar sidoo kalana Kulankii Everton iyo Bournemouth.ayaa ahaa kii labaad ee Taarookhda Garoonka ee Goodison Park.laysaga dhaliyo 9 Gool waxaana Horay sidaan oo kale Sagaal isaga dhaliyey Everton Chelsea.

Leave a Reply

Your email address will not be published.