Top News: Kadib Guushii Xalay Ee Leicester , Macalin Mourinho Oo Shaaciyey Dhibaatooyinka Heysta Kooxdiisa Iyo Xalkeeda!!!

Top News: Kadib Guushii Xalay Ee Leicester , Macalin Mourinho Oo Shaaciyey Dhibaatooyinka Heysta Kooxdiisa Iyo Xalkeeda!!!

Tababaraha kooxda Man United ayaa sheegay sida uu ugu faraxsanyahay guushii ay kooxdiisu ka gaartay kooxda Lieceter city kulanka dhacay King Power.

goolal ay kala dhaliyeen xiddigaha Henrikh Mkhitaryan,Zlatan Ibrahimovic iyo Juan Mata ayaa ka caawiyay United in ay gaaraan guul raaxo leh.

Tababare Mourinho oo Arintaas ka hadlaya ayaa yiri”kulanka bilowgiisii waxanu iska luminay fursado fiican oo aan hogaanka ku qaban karno”

“Laakiin ugu dambayn waxanu dhalinay goolal 3 ah kulankan anaga ayaa maamulkiisa haynay waxanan gaarnay guul aan u qalanay”

Leave a Reply

Your email address will not be published.