AKHRISO: Dowlada oo shaacisay Guddiga qaban qaabada xafladda caleemo-saarka madaxweynaha iyo xiliga Caleemasaarka

AKHRISO: Dowlada oo shaacisay Guddiga qaban qaabada xafladda caleemo-saarka madaxweynaha iyo xiliga Caleemasaarka

Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa magacaabay guddi ka kooban sideed xubnood oo loo xil saaray qaban qaabada xafladda caleemo-saarka madaxweynaha jamhuuiyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.