Chelsea,united & PSG oo isku haysta Lukaku & City oo iyadana dooneysa Bonucci

Chelsea,united & PSG oo isku haysta Lukaku & City oo iyadana dooneysa Bonucci

Aqristayaasheena sharafta lahoow waxaan halkaan idinkugu soo gudbin doonaa wararkii uvu dambeeyay ee kala iibsiga suuqa ciyaartooyda.

Kooxaha Chelsea, united iyo PSG ayaa lagu soo waramayaa ineey si aad ah isugu garbinayaan saxiixa weeraryahanka everton ee Romelu Lukaku,kaasoo dhawaan si cad u sheegay inuusan heshiiska u kordhin doonin naadigiisa.

Dhinaca kale pep Guardiola ayaa doonaya inuu 50 million oo pound kula soo wareego daafaca dambe ee juventus Bonucci,kaasoo saaxiibadiis u sheegay inuu doonayo inuu kahoos ciyaaro macalinka reer spain.

Xidigaan 29 jirka ah ayay dhawaan isku dhaceen macalinkiisa Allegri waxaana loo badinayaa inuu isaga tago juventus.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.