Gabriel Jesus oo dagaal ugu jira sidii uu u dheeli lahaa kulanka Arsenal

Gabriel Jesus oo dagaal ugu jira sidii uu u dheeli lahaa kulanka Arsenal

Xidiga reer Brazil ayaa dhaawac xun wuxuu kazoo gaaray kulankii ay kooxdiisa kahor jeeday Bournemouth Bishii February 13keedi, waxaana markaas la sheegay inuu Garoomada ka maqnaan doono inta ka dhiman xili ciyaareedkan.

Hadaba Gabriel Jesus ayaa dadaal xoogan ugu jira sidii uu u dheeli lahaa kulanka Fa cupka ee ay kooxdiisa kahorjeedo Arsenal.

Weeraryahanka 19 jirka ah ayaa durbaba la qabsaday Horyaalka Ingiriiska waxaana 2diisi kulan ee ugu horeeysay uu city u dhaliyay 3 Gool, waxaana uu hada ku tala jiraa inuu kusoo laabto mudo 6 isbuuc ah.

Manchester City ayaa afar dhamaadka Fa Cupka waxeey Bisha April 23 keeda Garoonka Wembley kula balansantahay Arsenal.

Leave a Reply

Your email address will not be published.