Marcelo: Waxaan sameeynay wixii uu macalinka naga dalbaday waana guuleeysanay

Marcelo: Waxaan sameeynay wixii uu macalinka naga dalbaday waana guuleeysanay

Kadib Guushii silica ahayd ee ay Real Madrid shalay ka gaartay Athletic Bilbao, ayaa daafaca ka ciyaara Garabka Bidix ee Marcelo, waxa uu sheegay ineey ka jawaabeen dalabkii macalinkooda Zidane sidaasna ay ku guuleeysteen.

Real Madrid ayaa Guushii shalay uga mahad celineysa xidigaheeda kala ah Benzema iyo Casemiro, kuwaasoo kala dhaliyay labada Goo lee ay Guusha ku raacday.

“Kullamada had iyo jeer waa kuwo adag, waxaana sameeynay wixii uu macalinka na faray, waxaana halkaas kala soo laabanay Guul” sidaas ayuu Marcelo u sheegay BEIN SPORTS.

Leave a Reply

Your email address will not be published.