Maxaa kusoo kordhay Magacaabida Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia

Maxaa kusoo kordhay Magacaabida Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia

Qabanqaabadii ugu dambeysay ee lagu magacaabaayo Golaha Wasiirada ayaa ka socota Xarunta Madaxtooyadda sida ay warbaahinta u sheegeen ilo lagu kalsoon yahay..

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in galabta ama Caawa uu ku dhawaaqo golaha Wasiirada.

Ilo ku dhow Madaxtooyadda ayaa sheegay in Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya uu soo dhameystiray Liiska Golaha Wasiirada.

Leave a Reply

Your email address will not be published.