Messi oo seegi doona Kulanka Garanada

Messi oo seegi doona Kulanka Garanada

Weeraryahanka xulka qaranka Argentine iyo Kooxda Barcelona lionel messi ayaa seegi doona kulanka ay kooxdiisu la ciyaari doonto kooxda Granada kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Kulankan ayaa kaarka digniinta ah qaatay kulankii ay kooxda Barcelona 3/2 uga badisay kooxda Valencia kulan ka tirsanaa horyaalka La Liga.

Lionel Messi ayaa kaarka Digniinta ah qaatay kadib markii uu istuuray si loogu dhigo xanaaqad laakiin waxa Afka laga galiyay kaarka huruuda ah.

Taas ayaa la macno ah in Barcelona waayi doonto adeega xiddigan kulanka ay la ciyaari doonto kooxda Granada kulan ka tirsan horyaalka La Liga 29-aa.

Leave a Reply

Your email address will not be published.