Messi oo xalay markale Rikoor u gaar ah ka dhigay La Liga

Messi oo xalay markale Rikoor u gaar ah ka dhigay La Liga

Weeraryahanka kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa dhaliyay goolka 2-aad kulankii ay guusha ka gaartay kooxda Valencia kulan ka tirsanaa horyaalka La Liga.

Xiddigan reer Argentine ayaa daqiiqadii 45-aad gool u badalay rikoore loo dhigay kooxdiisa kaas oo lagu galay weeraryahanka ay isku kooxda yihiin ee Luiz Suarez.

Lionel messi ayaa ah xiddiga kaliya ee ka ciyaara horyaalka La Liga ee dhaliya 40 gool 8-dii xilli ciyaareed ee ugu dambeeyay tartamada oo dhan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.