Pique oo si adag ula hadlay taageerayaasha Barcelona (Kuwa nagu oriya Gurigooda ha’iska joogaan)

Pique oo si adag ula hadlay taageerayaasha Barcelona (Kuwa nagu oriya Gurigooda ha’iska joogaan)

Xidiga reer Portugal Andre Gomis ayaa sidii uu ugu soo biiray Barcelona ku dhibtoonayay inuu la qabsado waxaana dhowr mar ku royay taageerayaasha.

Hadaba xidiga daafaca uga ciyaara Barca Pique ayaa taageerayaasha ku oriya ciyaaryahankan u sheegay ineey iska joogaan Gurigooda halkii ay niyadjabin lahaayeen ciyaaryahanada.

Guushii ay xalay Barcelona ka gaartay Valencia ayaa qaar kamid ah taageerayaasha waxeey ku orinayeen Gomis kahor inta aan ciyaarta lasoo gelin.

Andre Gomis ayaa dhaliyay mid kamid ah Goolashii ay xalay Barcelona uga adkaatay Valencia.

Leave a Reply

Your email address will not be published.