Soomaaliya labo xilli ayaa si dhib yar loogu taajiraa!

Soomaaliya labo xilli ayaa si dhib yar loogu taajiraa!

Soomaaliya waxaa si dhib yar loogu taajiraa laba xilli (1-Xilliga Doorashooyinka iyo 2-Xilliga Masiibooyinka).

Xilligaan waxaa taajirnimo dhib la’aan ah isu diyaarinaayo dad badan oo abaarta fursad u arkay.

Haddii Amnigu ii saamaxo waxaan idin la wadaagi doonaa Magacyada Hey’adaha, Ururuda iyo Shaqsiyaadka Raba in ay gurmadka abaaraha ka taajiraan.

W/Q: Aweys Xaaji Nuur

Leave a Reply

Your email address will not be published.