Tababaraha West Bro oo kashifay wixii uu dhegta ugu sheegay Arsene Wenger

Tababaraha West Bro oo kashifay wixii uu dhegta ugu sheegay Arsene Wenger

Kadib Guuldaradii ay kooxdiisa isbuucaan biday Arsenal, Tababaraha West Brom TONY PULIS, ayaa sheegay in Arsene uu dhegta ugu sheegay inuu sanado kale sii joogi doono Arsenal.

Pulis ayaa Wenger gacanta ka saaray Guuldaradii 6-aad 9kii Kula nee ugu dambeeyay.

Kadib Guuldaradii West Brom Wenger waxa uu sheegay inuu sida ugu dhaqsiyaha badan go’aan uga gaari doono mustaqbalkiisa Emirates iyadoo la ogyahay in qandaraaskiisa uu sanad qura ka dhimanyahay.

Laakiin tababaraha West Brom ayaa sheegay in Wenger uu dhegta ugu sheegay inuu sii joogi doono Arsenal sanado la;e.

Tababaraha Juventus Massimiliano Allegri, ayaa aad loo hadal haayaa inuu shaqada Arsenal kala wareegi doono Arsene Wenger.

Leave a Reply

Your email address will not be published.