Video: Xildhibaanad Hudda oo sheegtay in suldaanka Beesheeda uu sheegtay inuu qabo iyadoo xaas ah

Video: Xildhibaanad Hudda oo sheegtay in suldaanka Beesheeda uu sheegtay inuu qabo iyadoo xaas ah

Hudda Axmed Cali, oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya,, ayaa sheegtay in Suldaanka Beesheeda uu ka dambeeyo warar laga faafiyay oo ahaa ineey  sadex nin wada qabto.

Wareysi ay siisay Radio Dalsan ayay ku sheegtay in Suldaanka Beesheeda uu sheegtay inuu iyada qabo islamarkaasna uu weydiistay lacag dhan 200 Kun oo Dollar.

Halkaan ka daawo:

Leave a Reply

Your email address will not be published.