Ramos,Kroos iyo Modric oo halis ugu jira in la ganaaxo

Ramos,Kroos iyo Modric oo halis ugu jira in la ganaaxo

Sadexdaan xidig oo kamid ah safka koowaad ee caawa wajihi doona Bayern Munich ayaa ganaax ku seegi doona lugta 1-aad ee afardhamaadka Champion League hadii ay caawa qaatan Jaalo.

Ramos, Kroos iyo Modric ayaa hadii ay caawa ka fogaadaan ineey calaamada jaalaha qaataan islamarkaasna kooxdooda soo baxdo.

Dhinaca Bayern waxaa jira 2 ciyaaryahan kuwaasoo hadii ay caawa jaallo qaataan seegi kara lugta 1-aad ee Sema finalka, kuwaasoo kala ah Jerome Boateng. Iyo Arturo Vid

Leave a Reply

Your email address will not be published.