Imisa sadexleey ayuu CR7 dhaliyay waayihiisa ciyaareed?

Imisa sadexleey ayuu CR7 dhaliyay waayihiisa ciyaareed?

Ronaldo ayaa kooxdiisa Real ku hogaamiyay wareegga 4-ta Champion-ka ka dib markii uu ka taqalusay Munich oo ay uga badiyeen 3/2 ka dib ciyaar 30 daqiiqo oo dheeri ah lagu daray,

Goolashaas waxaa Real u saxiixay Ronaldo oo ku sii dheereystay rikooradiisa kooxdaas Real,

Squaka ayaa sheegeysa in Ronaldo ay sedexleydaas u tahay tiisii 46-aad ee aayihiisa kubadda cagta ee kooxo ahaan iyo qarankaba,

Laacibka ayaa 41 sedexleey waxa uu u dhaliyay kooxda Real hal jeer Man United iyo afar qaranka ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.