Messi ama C.ronaldo midkee sadexleyda ugu badan ka dhaliyay Champion League?

Messi ama C.ronaldo midkee sadexleyda ugu badan ka dhaliyay Champion League?

Lionel Messi iyo C.ronaldo ayaa ah 2 ciyaaryahan oo abaal marin walbo ku tartamayay 10kii sano ee lasoo dhaafay, sidoo kale waa kuwo ku tartama dhinaca Goolasha iyo caawinta.

Hadaba MESSI ayaa ah xidiga sadexleeyda ugu badan ka dhaliyay Champion League isagoo 7 mar sadexleey ka dhaliyay Halka C.ronaldo uu xalay dhaliyay sadexleeydiisi 6-aad, wuxuuna kaliya ka hooseeyaa hal sadexleey.

Leave a Reply

Your email address will not be published.