Ramos to Pique: dib u daawo ciyaartaad PSG ka badiseen

Ramos to Pique: dib u daawo ciyaartaad PSG ka badiseen

Kabtanka Real Madrid Sergio Ramos ayaa jawaab ku haboon siiyay Gerard Pique kaasoo su’aal ka keenay Guushii ay xalay cadcadka ka gaareen Bayern Munich.

Gerrard Pique ayaa su’aal ka keenay laba Gool oo Offside ahayd oo uu Ronaldo dhaliyay, balse Sergio Ramos ayaa Pique u sheegay inuu dib ugu laabto oo uu daawado ciyaartii Camp Nou ee ay PSG 6-1 uga adkaadeen, taasoo iyadana su’aalo badan laga keenay qaabkii uu Garsooraha u maareeyay.

“Waxaa fiicnaan lahayd inuu dib ugu laabto daawadana Kulankii ay ka badiyeen PSG, markaas wuu ogaan laha cida uu Garsooraha saacido, bal aan sugno kulanka cawada ee ay Juventus la ciyaari doonaan waxa uu Garsooraha sameeyo” ayuu yiri Ramos.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.