Iska iloow qaniinyadii dhexmartay: Suarez iyo Giorgio Chiellini oo xalay Funaanadaha kala badashay-Sawiro

Iska iloow qaniinyadii dhexmartay: Suarez iyo Giorgio Chiellini oo xalay Funaanadaha kala badashay-Sawiro

Weeraryahanka Uruguay Luis Suarez, ayaa 2014 koobkii aduunka ee Brazil lagu qabtay waxa uu qaniinay daafaca Italy Giorgio Chiellini, taasoo uu ku muteeystay in mudo dheer Garoomada laga ganaaxo.

Ugu dambeynti labadaan xidig ayaa saaxiibo noqday iskana ilooway wixii dhexmaray, waxeeyna xalay kala badasheen Funaanadaha markii ays oo idlaatay ciyaarti Camp Nou.

Halkan ka daawo sawirada:

Leave a Reply

Your email address will not be published.