Sawiro Qosol badan oo laga sameeyay qaabkii uu Messi xalay u dhacay

Sawiro Qosol badan oo laga sameeyay qaabkii uu Messi xalay u dhacay

Xidiga reer Argentina Lionel Messi, ayaa xalay awoodi waayay inuu jabiyo daafaca darbiga ah ee Juventus, wuxuuna ku fashilmay inuu wax Gool ah ka dhaliyo.

Dhamaadkii ciyaarta ayaa xidiga dhexda uga ciyaara Juventus Miralem Pjanic ayaa qoorta ka jabin rabay Messi mar ay Kubadda oo hawada kujirta isla boodeen.

Hadaba halkaan ka daawo sawiro qosol badan oo laga sameeyay:

Leave a Reply

Your email address will not be published.