Bale oo lagu daray liiska Habeen dambe wajihi doona BARCELONA

Bale oo lagu daray liiska Habeen dambe wajihi doona BARCELONA

Xidiga reer Wales ayaa hdaawac ku seegay kulankii Arbacadii lasoo dhaafay kooxdiisa xasuuqday Bayern Munich, balse sida ay goor dhow daabaceen qaar kamid ah warbaahinta Spain Bale ayaa diyaar u ah islamarkaasna lagu daray Liiska Habeen dambe wajihi doona Barcelona.

Bale ayaa sidoo kale dhaawac ku seegay kulankii ay isbuucii hore kooxdiisa sida dhibka ah uga adkaatay kooxda Sporting Gijon kulan ka tirsanaa La Liga.

Xidigan orodka badan islamarkaasna kamid ah kuwa uu ku tashto Zidane, ayaa shalay iyo maanta qeyb ka ahaa tababarka kooxda isugu diyaarineyso El Clasico.

Leave a Reply

Your email address will not be published.