DAAWO SAWIRADA: Al-shabaab oo soo bandhigtay qalab yar oo ay ka kala carareen ciidamada Mareykanka

DAAWO SAWIRADA: Al-shabaab oo soo bandhigtay qalab yar oo ay ka kala carareen ciidamada Mareykanka

Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhiga alaabo ay sheegeen in ay ka furteen Ciidamo Mareykan ah oo dhawaan Weerar ku qaaday gobolka Shabeelaha Hoose.

Weerarkaasi ayaa Al-Shabaab waxa ay ku dileen Askari Mareykan ah sida ay xaqiiyeen Mas’uuliyiinta Mareykanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.