Chelsea vs West Brom: Wiilasha Conte oo caawa u dabaal degi kara Hanashada Horyaalka Premier League

Chelsea vs West Brom: Wiilasha Conte oo caawa u dabaal degi kara Hanashada Horyaalka Premier League

Sadex sano gudaheed ayey markii labaad qaadi kartaa Chelsea horyaalka Premier League waxaana kaliya ka dhex galay Claudio Renieri oo si layaab leh horyaalka ugu qaaday kooxda Leicester City.

West Brom waxeey caawa isku dayi doontaa iney caawa ka hor istaagaan Chelsea hanashada horyaalka Premier League, balse hadii ay sidaas sameeyaan Blues waxey fursad sii heysataa laba kulan oo kale iyo sidoo kale iney Spurs natiijooyin xun ka hesho kulamada u haray oo uu ugu horeyo kulanka Manchester United.

WARBIXINTA KULANKA:

Kulanka: West Brom vs Chelsea

Tartanka: Premier League

Garoonka: The Hawthorns

Saacadda: 10:00 Habeenimo (XGA)

Garsoore: Michael Oliver (England)

Leave a Reply

Your email address will not be published.