C.ronaldo oo hogaamin doona weerarka Real Madrid ee caawa kulanka Celta Vigo

C.ronaldo oo hogaamin doona weerarka Real Madrid ee caawa kulanka Celta Vigo

Real Madrid ayaa caawa wajihi doonta Kooxda Celta Vigo kulan katirsan Horyaalka La Liga kaasoo baaqi u ahaa.

C.ronaldo oo isbuucaan 2 Gool ka dhaliyay Sevilla, ayaa hogaamin doona weerarka caawa ee Real Madrid.

Zidane ayaa xidiga reer Portugal nasiyay Kullamadii Eibar, Sporting Gijon iyo kullamo kaloo fara badan, balse Zuu Zuu ayaa caawa kulanka Celta Vigo u arka mid go’aamiya ku guuleeysiga La Liga mana nasiin doono xidigihiisa ugu muhiimsan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.