Hadii uu Jose la wareego Bale,James iyo Griezmann..sideey u muuqan doontaa shaxda United?

Hadii uu Jose la wareego Bale,James iyo Griezmann..sideey u muuqan doontaa shaxda United?

Jose Mourinho ayaa bartilmaameedsanaya xagaagan 5 xidig oo waaweyn, kuwaasoo hadii uu lasoo wareego ka saacidi doona in xagaaga soo socda Koobab waaweyn u tartamo.

James Rodriguez ayaa 90% loo badinayaa inuu ku biiri doono Manchester United, sidoo kale mourinho waxa uu doonayaa Bale oo isna Real Katirsan iyo xidiga reer France Friezmann.

Hadaba hadii ay rumowdo riyada Mourinho ee uu keeno sadexdaan xidig, waxaa hubanti ah in xagaaga dambe uu wacdaro ka dhigi doono Horyaalka Premier League.

Bale iyo James ayaa ka dheeli doona garbaha weerarka halka Griezmann isna uu ka ciyaari doono weerarka dhexe ee No. 9.

Line up-ka United xagaaga damba: XI: Oblak; Valencia, Bailly, Lindelof, Rojo; Bakayoko, Pogba; Mkhitaryan, James; Griezmann, Rashford.

Leave a Reply

Your email address will not be published.