Kadib bixitaanka James Rodriguez, yaa xiran doona No 10?

Kadib bixitaanka James Rodriguez, yaa xiran doona No 10?

Funaanada No 10 ee Real Madrid waxaa horay usoo xirtay ciyaaryahano caan ahaa sida Michael Laudrup, Clarence Seedorf, Luis Figo, Robinho, Wesley Sneijder, Lassana Diarra, Mesut Ozil iyoJames Rodriguez..

James ayaa isbuucaan macsalaameeyay taageerayaasha Madrid wuxuuna u muuqday mid kasii socda Bernabeu, waxaase durbaba lays weydiinayaa ciyaaryahanka sanadka xiga No 10 u xiran doona Real Madrid.

Luka Modric wuxuu No 10 u xirtaa qarankiisa, waxaana jira taageerayaal codsanaya in isaga loo xiro, sidoo kale qaar kale ayaa durbaba dalbaday in xidiga da’da yare e Asensio loo xiro halka kuwo kalena ay u codeeyeen xidiga Lugaha gaagaaban ee ISCO.

Leave a Reply

Your email address will not be published.