Real oo James u direysa dhanka Chelsea si ay uga soo qaadato Hazard.

Real oo James u direysa dhanka Chelsea si ay uga soo qaadato Hazard.

Madaxweynaha Real Madrid Perez ayaa doorbidaya in James u dhaqaaqo Blues hadlkii uu ku biiri lahaa United, si uu isna Chelsea uga soo qaato xidiga Edin Hazard.

Labadaan xidig oo kooxahooda u xirta No 10-aad ayaa u muuqda kuwa ka tegaya naadiyadooda iyadoo Hazard uu kooxdiisa la qaaday Horyaalka halka James uu isna qaka u saaranyahay in La Liga uu sanadaan la qaado Real Madrid.

during the UEFA Champions League Final match between Real Madrid and Club Atletico de Madrid at Stadio Giuseppe Meazza on May 28, 2016 in Milan, Italy.

James ayaa isbuucaan u muuqday mid macsalaameeyay taageerayaasha Real Madrid Kulankii Sevilla, waxaana si aad ah loola xiriirinayaa u dhaqaaqida United.

United iyo James ayaa wada gaaray Heshiis laakiin taas la micno maahan in Real iyo United ka heshiiyeen beeciisa, waxaana suurtagal ah in laga iibiyo kooxdi la timaada lacagta ay Real ku dooneyso.

Sidoo kale Real ayaa ugu cad cad saxiixa Hazard, waxaana macquul ah in heshiiska uu BERNABEU ku imaanayo qeyb looga dhigo xidiga reer Colombia.

One Response to "Real oo James u direysa dhanka Chelsea si ay uga soo qaadato Hazard."

  1. kaderovic   May 17, 2017 at 4:13 pm

    nimanyohoow wepsitekan qora wararkan beenta ah xaged kakeentaan teeda kale waxad uhadashan ood hadalkina kucadaysan inad taageero wayn utihin real madrid kala sara saxafada iyo tagerada ha noqonina sida lacibka.net ay haben iyo malinba barcelona u buun buuniso hazard walala xiririnaya balse dadka beenta iyo mawala awalka aad ku ledihin hazard aya tagaya joojiya oo war xaqiq ah dadka ukena

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published.