Wenger oo la yaaban gadoodka taageerayaasha Arsenal

Wenger oo la yaaban gadoodka taageerayaasha Arsenal

Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa la yaaban gadoodka taageerayaasha Arsenal, iyo in wax ween laga dhigo in sanadkaan kooxdu usoo bixin tartanka Champion League.

Sidoo kale Wenger ayaa la amakaagay in qaar badan oo kamid ah taageerayaasha Arsenal aysan xalay soo xaadirin Emirates, waxaana la arkayay Kuraas farabadan oo maran.

Alexis Sanchez, ayaa xalay Arsenal ka saaciday ineey Guul ka gaarto kooxda Heerka 2aad u dhaadhacday ee Sunder, kadib 2 Gool uu ka dhaliyay.

In arsenal sanadaan usoo baxdo Champion League waxeey ku xirantahay Gacmaha City iyo Liverpool oo laga badiyo miin halka kulan ee u harsan sidoo kalena Arsenal ka adkaato Everton kulanka ugu dambeeya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.