Xaaska Conte oo ooysay markii taageerayaasha Chelsea ay magaciisa ku heeseen Habeen hore

Xaaska Conte oo ooysay markii taageerayaasha Chelsea ay magaciisa ku heeseen Habeen hore

Xaaska Antonio Conte ee Elisabetta, ayaa sawiro laga soo qaaday iyadoo ilmeeyneysa, kadib markii taageerayaasha Chelsea ay ku heeseen magaca saygeeda kadib Guushii Watford, markaasoo Chelsea si dhab ah u xaqiiqsatay ku guuleeysiga Horyaalka.

Elisabetta, ayaa fadhiday qeybta VIP-da ee Bridge, waxaana laga soo qaaday sawiro iyadoo ilmeeyneysa .

Taageerayaasha Chelsea ayaa Habeen hore ku heesayay magaca Conte, taas ayaana qiiro galisay xaaskiisa ilmana ka keentay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.