Daawo: Messi & Suarez oo waqti la qaadanaya xaasaskooda

Daawo: Messi & Suarez oo waqti la qaadanaya xaasaskooda

Xidigaha Barcelona ku duusho ee Lionel Messi iyo Suarez oo u muuqday kuwo ka niyad jabay ku guuleeysiga Horyaalka kadib Guushii Real ee xalay ayaa waqti la qaatay xaasaskooda.

Zidane iyo jabhadiisa oo sanadkaan shaqo adag qabtay, ayaa u baahan 1 dhibic oo kaliya kulanka ugu dambeeya ee Malaga si ay u xaqiijiyaan ku guuleeysiga La Liga.

Messi iyo Suarez oo taageero u muujinaya xaasaskooda ayaa ka qeyb galay xaflada Fashionka Isbuuclaha ah ee Roccuzzo iyo Sofia Balbi oo ka dhacday magaalada Barcelona.

Halkaan ka daawo muuqaalka iyo sawirada:

Leave a Reply

Your email address will not be published.