Monaco oo 17 sano kadib Hanatay Horyaalka Faransiiska+Sawiro

Monaco oo 17 sano kadib Hanatay Horyaalka Faransiiska+Sawiro

Kylian Mbappe oo wacdarihiisa sii wata ayaa xalay 17 sano kadib kooxdiisa Monaco gacanta ka saaray Horyaalka Faransiiska, waxaana markii ugu dambeysay Mbappe uu ahaa sanad jir Bilood jir.

AS Monaco ayaa soo gabagabaysay afar xili ciyaareed oo xidhiidh ah oo ay  Paris Saint-Germain koobkan ku soo guuaysatanaysay,waxayna PSG noqotay kooxdii labaad ee waqtiga ugu badan ee xidhiidhka ah koobkan ku soo guulaystay.

Markii ugu danbaysay ee ay AS Monaco ku guulaysatay koobka horyaalka France waxaa laga joogaa muddoo 17 sanadood ah iyada oo xidiga koobkan doorka ugu wayn ku lahaa ee Kylian Mbappe uu markaas ahaa hal sano jir waxaana sidoo kale kooxda Monaco ka tirsan ciyaartoy badan oo caruur ahaa markii Monaco koobkan ay ka caawiyeen ugu danbaysay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.