Qadar oo sii diyaarisay qaar kamid ah Garoomada lagu qaban doono Koobka aduunka 2022+Sawiro

Qadar oo sii diyaarisay qaar kamid ah Garoomada lagu qaban doono Koobka aduunka 2022+Sawiro

Xiriirka Kubadda cagta Qadar ayaa sii diyaariyay 5 sano kahor qaar kamid ah Garoomada marti galin doona Koobka aduunka 2022.

Garoomada diyaarka ah waxaa kamid ah Garoonka Khalifa International Stadium oo qaada 40,000 ruux, waxaana dhismaha garoonkaan ku baxday aduun dhan £70million.

Dalka Qadar oo ah dal aad u kulul islamarkaasna mararka qaar kuleelka uu gaaro 50 Degree, ayaa Garoomada lagu qaban doono Koobka aduunka waxaa lagu rakibay qaboojiyayaal si aysan dadka kasoo qeyb gali doona u dareemin Kuleel.

Halkaan ka daawo Sawirada:

Leave a Reply

Your email address will not be published.