Kani ma yahay Arooskii Qarniga?..Fanaanka Dalmar Yare oo dhigtay Aroos aad loo hadal haayo+Daawo

Kani ma yahay Arooskii Qarniga?..Fanaanka Dalmar Yare oo dhigtay Aroos aad loo hadal haayo+Daawo

Fanaanka sida weyn loot ix galiyo ee Dalmar Yare, ayaa isbuucii lasoo dhaafay dhigtay aroos si aad ah loo hadal haayo, kaasoo nuuciisa aan waayadaan qof Soomaali ah dhigan.

Arooska Fananka oo ka dhacay Minnesota,Minneapolis, ayaa waxaa kasoo qeyb galay Fanaaniin caan ah si aad ahna isugu dhowyihiin, kuwaasoo kala ah Farxiyo Kabayare,Mohamed Alta,Raxma Roos, Hodon Abdirahman iyo fanaaniin kale.

Arooskan oo ahaa mid si aad ah loo soo agaasimay, ayaa  ashqaraar ku reebay Dhamaan Soomaalida Mareeykanka iyo kuwa ku nool dunida kale.

Halkaan ka daawo Muuqaalo ku saabsan arooska Dalmar YARE:



Leave a Reply

Your email address will not be published.