Waa kuma badelka ay Real Madrid lasoo saxiixan doonto hadii uu ka tago Cristiano Ronaldo?

Waa kuma badelka ay Real Madrid lasoo saxiixan doonto hadii uu ka tago Cristiano Ronaldo?

Real Madrid ayaa durbaba bilaawday ineey suuqa kasii eeg eegato xidigii u badali lahaa Cristiano Ronaldo, kaasoo go’aansaday inuu isaga tago Bernabeu oo uu 8 sano ku sugnaa.

Hadaba waxaa la sii saadaalinayaa dhowr ciyaaryahan oo ay Real lasoo saxiixan doonto kadib bixitaanka Ronaldo kuwaasoo kala ah.

  • Neymar
  • Kylian Mbappe
  • Griezmann
  • Dybala
  • Lewandowski

Shantaan xidig waa kuwa uu wargeyska Marca saadaaliyay in Real Midkood lasoo saxiixan doonto hadii uu baxo Ronie.

Leave a Reply

Your email address will not be published.