Wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda

Wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda

Pep wuxuu si xor ah ugu biirayaa Paris Saint Germain sida lasoo xan waramay waana meesha kaliya ee la filayo inuu kasoo muuqdo.

Ivan Perisic ayaa arintiisa ay dhawdahay sida lasoo sheegayo madama lagu qiimeeyay 4.3 sheekooyinka la xiriirinaya Manchester United.

Bakayoko isna waxaa lala xiriirinayaa Chelsea – waxaana la leeyahay Monaco goor hore ayey go’aansatay iibkiisa.

Liiska Oo Dhameystiran Halkaan Hoose Ka Aqriso.

Fiiro Gaar ah: Qiimeynta ugu sareysa waa 5.0 waana marka heshiiska dhamaadkiisa la joogo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.