Kulankii Dareenka lahaa: Hooyo iyo inanteedii kala maqnaa 14 sano oo dib isu helay (Daawo)

Kulankii Dareenka lahaa: Hooyo iyo inanteedii kala maqnaa 14 sano oo dib isu helay (Daawo)

Qisadaan waxeey ka dhacday magaalada Burco oo katirsan maamulka isku magacaabay Somaliland, waxeeyna ku saabsantahay “Hooyo iyo Inanteedii 14 sano kala maqnaa oo dib isu helay”.

Qisadan waxaa soo diyaariyay oo muuqaal kazoo duubay samafale wariyaha Caanka ah Cabdi Maalik Muuse Coldoon.

Leave a Reply

Your email address will not be published.