RASMI: Ac Mian Oo XIddig Kale Oo Muhiim Ah Kooxo Badan Ku Garaacdey (Tolow Waa Kee??)

xiddiga lagu magacaabo Lucas Biglia ayaa u duulay magaalada Milan, waxaana uu taageerayaasha kula kulomay garoonka diyaaraha,

Ciyaaryahanka khadka dhaxe ayaa saacadaha soosocda tijaabada caafimaaadka u mari doona kooxda Milan.

“Waxa ay noqon doontaa wax xiiso leh, ma aanan filaneynin soo dhaweyntaan oo kale,” ayuu u sheegay Sky Sport Italia.

“Aad baan u faraxsanahay inaan u dhaqaaqo kooxda AC Milan ayuu hadalkiisa ku daray.”

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee 31-sano jirka ah ayaa macsalaameeyay taageerayaasha Lazio oo uu guulo waaweyn la sameeyay mudadii uu kusugnaa.

Wakiilada Rossoneri ayaa waxaa u suurtagashay in ay kusoo dhaweyaan ciyaaryahanka Hotel Palace Westin lagu magcaabo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.