AKHRISO: Ra’isul wasaare Kheyre oo sameeyay Email ay kuwada xiriiran Shacabka

AKHRISO: Ra’isul wasaare Kheyre oo sameeyay Email ay kuwada xiriiran Shacabka

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa Markii ugu horeysay sameeyay Ciwaan ay Shacabka Soomaaliyeed ay ku soo gudbin karaan Aragtidooda,sida Figradaha,Talooyinka iyo Cabashada intaba.

Ciwaankaan uu sameeyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyrre ayaa ah Fariimaha@opm.gov.so,waxaana Arrintaan ay Fursad siin doontaa dad badan oo aan horay u haysan Meel ay Cabashadooda iyo Figraddooda ku gudbiyaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.