MUUQAAL; Daawo Goolashii La Iska Dhaliyey CIyaartii Waalida Aheyd Ee Ay Xalay Arsenal La Ciyaartey Leicester CIty

MUUQAAL; Daawo Goolashii La Iska Dhaliyey CIyaartii Waalida Aheyd Ee Ay Xalay Arsenal La Ciyaartey Leicester CIty

Horyaalka Ingiriiska sidii laga filaayay si ka sareeyo ayuu ku furmay dhanka xiisaha iyo xamaasada madaama kulanka kowaad Arsenal iyo Leicester City 7-gool iska dhaliyeen.

Hadaba waxaan idiin heynaa goos gooska xiisaha badan kulankii waalida ahaa ee Arsenal guusha ku qaadatay 4-3 cayaartii ka dhacday garoonka Emirates ee qof walbo ku raaxeestay.

Fadlan hoos ka daawo soo laabashadii Arsenal sameesay iyo cayaartii Ramesy iyo Giroud Gunners-ka sedex dhibcood qaali ah siiyeen:

Leave a Reply

Your email address will not be published.