OGOW: Waa Goorma Xiliga Uu Messi Isaga Tagayo Barcelona?? (War Cusub Ayaan Idinkaga Wadnaa)

OGOW: Waa Goorma Xiliga Uu Messi Isaga Tagayo Barcelona?? (War Cusub Ayaan Idinkaga Wadnaa)

Cayaaryahyanka kooxda kubada cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa lasheegayaa in uu Naadigaas ka dhaqaajin doono Marka lagaaro Sanadka 2018 xiligaas oo uu dhamaan soono qandaraaska uu kula joogo kooxdiisa.

Lionel Messi ayaa lasheegayaa in uu diidey in uu heshiis cusub u Saxiixo Barcelona waxaana uu baajiyey xalad lagu balan sanaa oo ah tii lagu soo bandhigi lahaa heshiiska cusub ee uu u Saxiixi lahaa kooxda dalka Spain.

Wargeyska  Onda Cero . ayaa daabacay in Messi uu Barcelona ka ogolaaday in uu u Saxiixo heshiis cusub kahor intii uusan xirmin suuqa kala iibsiga Cayaartoyda balse Markii Barcelona ku fashilantay in ay keenaan Cayaartoy tayo leh uu gadaal uga istaagay heshiiskii uu Saxiixi lahaa waxaana laga soo xigtay in 2018 uu Macasalaameyn doono kooxdiisa

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.