Jadwalka doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo Shuruudaha musharaxiinta oo la shaaciyay

Jadwalka doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo Shuruudaha musharaxiinta oo la shaaciyay

Warsaxaafadeed ay soo saareen Xildhibaanadii Galmudug ee sheegay in ay Xilka ka qaadeen Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa Maanta soo saaray Jadwal ay sheeggeen inuu yahay Jadwalka Doorashada Galmudug,waxaana ay sameeyeen Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug sida ku Qoran Qoraalka ka soo baxay Garabkii sheegay in ay Xilka ka qaaden M/weyne Xaaf.

Leave a Reply

Your email address will not be published.