Deg deg:- Golaha Wasiiradda XFS oo Taliyaha Ciidanka Xoogga u magacaabay Gen Cabdi Jaamac Xuseen (Gorod)

Deg deg:-  Golaha Wasiiradda XFS oo Taliyaha Ciidanka Xoogga u magacaabay Gen Cabdi Jaamac Xuseen (Gorod)

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulankooda Khamiislaha ahaa Maanta ku yeeshay Magaaladda Muqdisho ayaa Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed u magacaabay Janaraal Cabdi Jaamac Xuseen  oo ku magac dheer Gen (Gorod) kadib markii uu is casilay Taliyihii Ciidankaasi Sarreeye Gaas Axmed Jimcaale Geeddi (Cirfiid).

Leave a Reply

Your email address will not be published.